Ra’isul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirshiid Cali Shama’arke, islamarkaana ah murashax u tartamaya doorashada madaxtinimada Soomaaliya, ayaa soo gaaray caasimadda Puntland ee Garoowe, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay .
Ra;isul Wasaaraha oo xili dambe oo galabta diyaaradii siday oo ka timid magaaladda Muqdisho, ay ka soo degtay Garoonka diyaaradaha ee Garoowe, waxaa soo dhaweeyay madaxweynaha Puntland cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Xubno ka scoda labada Golle ee Dowladda Puntland, Saraakiisha sar sare ee ciidmada Puntland, Ganacsato, siyaasiyiin iyo dadweyne aad u farabadan.
Shir jaraa’id oo Ra’isul Wasaare Cumar cabdirashiid iyo Madaxweyne Cabdiweli ay si wadajir ah ugu qabteen xarunta madaxtooyadda ayaa lagu sheegay in ujeedada socdaalkiisa, ay la xiriirto u guurgalka howlaha badan ee ka socda Puntland, gaar ahaan dhamaystirka doorashadda aqalka hoose ee Barlamaanka federaalka oo dib uga bilaabanaysa Garoowe maalinta beri ah.
RW Cumar oo Shir Jaraaid ku Qabtay Magaaladda Garoowe somalia religion | |
| 1 Likes | 1 Dislikes |
| 447 views views | followers |
| News & Politics | Upload TimePublished on 10 Dec 2016 |
Không có nhận xét nào:
Đăng nhận xét